HomeWararSawirro:-Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga

Sawirro:-Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir Guddoominayay Madaxweynaha Maamulkaasi Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay Xaaladda Amniga iyo Abaaraha ka jira deegaanada Puntland. Amniga Golaha Wasiirada Puntland ayaa marka hore sheegay in Xaaladda Amniga uu wacan yahay marka laga reebo weerarada iyo qaraxyada ay mararka qaar Puntland ka geysatan Al-Shabaab. Xaaladda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir Guddoominayay Madaxweynaha Maamulkaasi Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay Xaaladda Amniga iyo Abaaraha ka jira deegaanada Puntland.

Amniga

- Advertisement -

Golaha Wasiirada Puntland ayaa marka hore sheegay in Xaaladda Amniga uu wacan yahay marka laga reebo weerarada iyo qaraxyada ay mararka qaar Puntland ka geysatan Al-Shabaab.

Xaaladda Abaaraha

Golaha Wasiirada Puntland ayaa si qoto dheer maanta uga dooday Xaaladda Abaaraha ee ku soo wajahan Puntland,waxayna Golaha cadeeyeen in Puntland ay ku sii siqeyso Waqtiyadii Adkaa ee Abaaraha,waxayna hadda Abaartu saameyn ku yeelatay 1.6-Milyan  oo shacabka Puntland ah iyo 234 deegaan oo ka kala tirsan 9-Gobol oo Puntland ah,waxaana hadda xaaladaasi gaartay 103,000 Qoys,sidaasi daraateed loo baahan yahay in si wadajir ah loogu istaago in xaaladaasi lala tacaalo inta aysan faraha ka bixin.

- Advertisement -

Madaxweynaha maamulka Puntland Dr. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa Golaha Wasiirada Puntland u sheegay in loo diyaargarowbo Abaarta,loona jiheeyo Qorshayaasha wax looga qabanayo Abaarta,wuxuuna madaxweynaha Puntland ugu baaqay shacabka Puntland gudo iyo dibad in loo istaago sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaarta saameynta ku yeelato.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts