HomeWararShariif Xasan oo Caawa ka hadlay dilka Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Amniga...

Shariif Xasan oo Caawa ka hadlay dilka Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxeeynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Caawa ka hadlay dilka Wasiiru dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Cabduqaadir C/raxmaan Cali (Baraf) iyo Xildhibaan ka tirsan Hir-Shabeelle oo qarax lagu dilay. Shariif Xasan ayaa u tacsiyeeya ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen masuuliyiintaas. “Inaa lillaahi as inaa ileyhi raajicuun aad ayaan uga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxeeynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Caawa ka hadlay dilka Wasiiru dowlihii Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Cabduqaadir C/raxmaan Cali (Baraf) iyo Xildhibaan ka tirsan Hir-Shabeelle oo qarax lagu dilay.

Shariif Xasan ayaa u tacsiyeeya ehelada iyo qaraabada ay ka baxeen masuuliyiintaas.

- Advertisement -

“Inaa lillaahi as inaa ileyhi raajicuun aad ayaan uga xumahay dilka Wasiiru dowlihii Amniga Koonfur Galbeed iyo Xildhibaan Axmed Cabdi Faarax,Madaxweynaha hirshabeelle ayaan sigaar ah uga  tacsiyeynayaa oo uu maamulkiisa ka tirsanaa xildhibaanka ayuu yiri Shariif Xasan”

Wasiiru dowlihii Wasaaradda Amniga Koonfur Galbeed iyo xildhibaanka ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa  Galabta ku geeriyooday qarax miino oo qabsaday Gaari ay wateen xili ay marayeen inta u dhaxeeya Degmada Afgooye Iyo Garoonka Diyaaradaha Bali-Doogle ee Gobolkaasi Shabeellaha Hoose.

Masuuliyada qaraxa lagu dilay masuuliyiintaas ayaa waxaa sheegtay Al-Shabaab iyaga oo sheegay in ay abaabuleen Weerar lagu qaaday Xarun ay Caruur ku tababarayeen oo ku taallo deegaanka Jameeco jiliyaale ee Gobolka Shabeellaha HOose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts