HomeWararMareykanka oo faah faahiyay qorshaha duqeymaha uu ka wada Soomaaliya

Mareykanka oo faah faahiyay qorshaha duqeymaha uu ka wada Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Taliyaha howlgalka ciidamada Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo Africom Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa shalay guddiga arrimaha ciidamada ee Aqalka Wakiilada ee Mareykanka uga warbixiyay howlgallada ka dhanka ah-Al Shabaab ee uu taliskiisu ka wado Soomaaliya. Thomas D. Waldhauser wax uu sheegay in howlgalka ay ka wadaan Soomaaliya uu qeyb ka yahay dadaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha howlgalka ciidamada Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo Africom Gen. Thomas D. Waldhauser ayaa shalay guddiga arrimaha ciidamada ee Aqalka Wakiilada ee Mareykanka uga warbixiyay howlgallada ka dhanka ah-Al Shabaab ee uu taliskiisu ka wado Soomaaliya.

Thomas D. Waldhauser wax uu sheegay in howlgalka ay ka wadaan Soomaaliya uu qeyb ka yahay dadaalada Caalamiga ah ee lagu caawinayo Soomaaliya sibuu yiri  ay dadka Soomaaliyeed u dhameystirtaan dhismaha Ciidamada Qaranka Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in weli Al-Shabaab Qatar ku yihiin Soomaaliya iyo gobolkaba,isaga oo tusaalo u soo qaatay qarixii Zoobe ee 14,kii Ocooper ee Sanadkii hore kaas oo ay ku dhinteyn in ka badan 600 oo Ruux.

“Madhihi karto Qatari weey dhamaatay laakin inaga oo ku saleyneyo howlaha aan qabanay iyada oo ay barbar socdaan wadashaqeynta Saaxiibadeena kale ee Caalamka ayaa waxaa dhihi karnaa taasi in ay sababtay in ay Al-Shabaab maamulaan dhul yar.laakin weli kooxdaas sidhab ah loogama guuleysan ayuu yiri Gen. Thomas”

Gen. Thomas ayaa wax laga weeydiiyay waxa ka jira warbixino ay qoreen qaar ka mid ah Hay’addaha xaquuqda Aadanaha oo ku saabsan in ay ku waxyeelobaan duqeymahaas dad rayid ah ayaa waxa uu ku jawaabay.

- Advertisement -

“Waxan hubaa inad tixraaceyso dhacdadii bariire halkaasi dagaal toos ah kuma aanan lug yeelan balse waxaa jiray khasaaro oo isla markiiba aan loo kala cadeyn waana marar badan dhacay dhowr jeer weeraro aan ka fulinay Soomaaliya baaritaan ayaan ka sameynay in dumar iyo Caruur ay ku geeriyoodeen weeraradeena laakin badi madhicin ayuu hadalkiisa siiraaciyay Gen. Thomas.

Taliska Mareykanka ee ka howlgalla Afrika gaar ahaan Soomaaliya ayaa ka taageera Ciidamada dowladda Soomaaliya dhinacyada tababarka iyo tasiilada,waxaa kaloo ay iska kaashadaan howlgalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ay ka fuliyaan Gudaha dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts