HomeWararSawirro:-Shirka Sedax billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Maanta furtay

Sawirro:-Shirka Sedax billaha ah ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Maanta furtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweyne ku-xigeynka Dowlad Goboleedka Puntland C/xakiin Cumar Cameey iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa maanta magalada Garoowe si wada jir ah uga furay Shirka Sedax billaha ah ee Hay’adda Socdaalka oo markii ugu horeysay Garowe lagu qabtay.Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka ayaa sheegay in uu bilowday shirar sedax bilaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeynka Dowlad Goboleedka Puntland C/xakiin Cumar Cameey iyo Agaasimaha Guud ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Adan Koofi ayaa maanta magalada Garoowe si wada jir ah uga furay Shirka Sedax billaha ah ee Hay’adda Socdaalka oo markii ugu horeysay Garowe lagu qabtay.Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka ayaa sheegay in uu bilowday shirar sedax bilaha ah oo ay Hay’adda ku qabaneyso xarumaha ay ku leedahay laamaha dowlad goboleedyada, isagoo intaa raaciyay in magalaada Garoowe ay nasiib u heshay in shirkii ugu horeyay lagu qabto.

Madaxweyne ku xigeynka  Dowlad Goboleedka Puntland C/xakiin Cumar Cameey ayaa sheegay in howl wanagsan ay ka socoto Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadd, shirka maanta Garoowe ka furmayna u yahay mid la iskula xisaabtamayo waxyaabihii qabsoomay sedaxdii bilood ee la soo dhaafay iyo caqabada lala kulmay, isagoo intaasi ku daray in arintaasi ay tahay muuqaalka lagu yaqaanno nidaamka dowladnimada.

- Advertisement -

Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen agaasimayaasha laamaha Hay’adda ee dowlad goboleedyada dalka ayaa socon doona muddo labo cisho ah, iyadoo looga hadli doono waxyaabihii u qabsoomay hay’adda iyo caqabadaha lala kulmay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts