HomeWararCabsi ka taagan Balcad iyo Al-Shabaab oo kaabiga ku haya

Cabsi ka taagan Balcad iyo Al-Shabaab oo kaabiga ku haya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in degmada Balcad maanta laga dareemayo xaalad kacsanaan ah kadib markii ay ku soo dhawaadeen Al-Shabaab. Sidoo kale wararka kale ayaa waxa ay sheegayaan in rag tirsan Al-Shabaab ay ka soo baxeen dhanka deegaanada Dani Baaloow iyo Basra oo ay mudooyinkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in degmada Balcad maanta laga dareemayo xaalad kacsanaan ah kadib markii ay ku soo dhawaadeen Al-Shabaab.

Sidoo kale wararka kale ayaa waxa ay sheegayaan in rag tirsan Al-Shabaab ay ka soo baxeen dhanka deegaanada Dani Baaloow iyo Basra oo ay mudooyinkii ugu dambeeyay ku sugan naayeen.

- Advertisement -

Dadka deegaanka qaarkood oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in Ciidamada dowladda ee ku sugan Gudaha degmada balcad ay difaacyo ka sameesteen Duleedyada degmada si ay uga horataagan weerar kaga yimaada dhanka Al-Shabaab.

Dhammaan waxaa xiran goobihii Ganacsiga iyo Xarumihii Maamulka degmada,waxana dadka badankood ay isugu yimaadeen Xaafada lagu Magacaabo Xaawa Taako oo ay degan yihiin Ciidamo ka tirsan kuw Midowga frika ee AMISOM.

Tan iyo wixii ka dambeeyay Jimcihii markii ay Al-Shabaab dagaal kula wareegeen degmada Balcad ayaa waxaa cabsi ay soo wajahday dadka ku nool degmadaas,iyaga oo ka cabsi qaba in dushooda lagu dagaalamo.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts