HomeWararCiidamo la wareegay Xarun ay leedahay Wasaarad ka tirsan Puntland

Ciidamo la wareegay Xarun ay leedahay Wasaarad ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamo ka mid ah kuwa Birmadka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen xarunta Bankiga Magaalada Qardho iyo Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Magaaladaasi. Ciidamadan ayaa ka gadoodsan arrimo la xiriira Mushaaraad dhawr bil ka maqnaa, waxayna ugu dambeyn maanta galeen xarumaha Maaliyadda Magaalada Qardho. Shaqaalihii ku sugnaa xarumahan ayaa waxa ay ku amreen inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka mid ah kuwa Birmadka Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay la wareegeen xarunta Bankiga Magaalada Qardho iyo Xarunta Wasaaradda Maaliyadda ee Magaaladaasi.

Ciidamadan ayaa ka gadoodsan arrimo la xiriira Mushaaraad dhawr bil ka maqnaa, waxayna ugu dambeyn maanta galeen xarumaha Maaliyadda Magaalada Qardho.

- Advertisement -

Shaqaalihii ku sugnaa xarumahan ayaa waxa ay ku amreen inay ka baxaan goobtaasi si nabadgelyo ah, waxaana intaasi kadib goobahan la wareegay ciidamada gadoodsan.

Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo guda galay xalka arrintaan ayaa Saraakiisha ciidamada hoggaaminaysay waxa ay u sheegeen qayb ka mid ah Mushaarka ciidanka in la siinaayo.

Laakiin Saraakiisha ciidamada hoggaaminaysay ayaa iska diiday qayb ka mid ah Mushaarka ciidamada inay qaataan, waxaana ay u sheegeen masuuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda inay doonayaan ciidamada mushaaraadkii ka maqnaa oo dhan in la wada siiyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts