HomeWararDhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed”Hadalkii uu noogu gefay Mahad Cawad waa loo soo yeeriyay”

Dhageyso:-Maamulka Koonfur Galbeed”Hadalkii uu noogu gefay Mahad Cawad waa loo soo yeeriyay”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliya, Mahad Cabdalla Cawad. Gudoomiye Kuxigeenka, ayaa sheegay in ay ergo soo dooratay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, isla-markaana la dedejiyay doorashada, sababo ku aadan iyadoo ay soo dhaweyd ciidda Masiixiga. Wasiirka Dastuurka Koonfur […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga jawaabay hadal ka soo yeeray Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Somaliya, Mahad Cabdalla Cawad.

Gudoomiye Kuxigeenka, ayaa sheegay in ay ergo soo dooratay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, isla-markaana la dedejiyay doorashada, sababo ku aadan iyadoo ay soo dhaweyd ciidda Masiixiga.

- Advertisement -

Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, C/laahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in gudoomiyaha uu kala garan waayay masuuliyada uu haayo iyo waxa uu ka hadli karo,wliba xataa uusan ka mid aheyn dadka ka soo jeeda deegaanada koonfur Galbeed Soomaaliya lakin ay u arkeen in warkaas loo soo yeeriyay.

Wareysi uu siiyay Radio Dalsan ayuu Cabdullaahi Sheekh Xasan ku sheegay in hadalka ka soo yeeray gudoomiye ku xigeenka 2,aad ee baarlamaanka uu yahay mid uu ugu gefay dadka koonfur Galbeed sidaas daraadeedna looga baahan yahay in raaligelin uu ka bixiyo.

Waxa uu sigaar ah uga hadlay arrinta ku aadan in Maamulka Koonfur Galbeed uusan laheyn Dastuur la’aqoonsan yahay laakin ay iyaga diyaar u yihiin in ay tusaan taasina ay tahay mid muhiim ah isaga oo aan xaq u laheyn in uu ka hadlo arrimaha Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Wasiirka Dastuurka Koonfur Galbeed, C/laahi Sheekh Xasan oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts