HomeWararGudiga doorashooyinka oo hakiyay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo lagu...

Gudiga doorashooyinka oo hakiyay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo lagu murmay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddiga doorashooyinka Madaxa Banaan ayaa dib u dhigay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka kaas oo Maanta doorashadiisa ay ka dhici laheyd Muqdisho balse uu ka dhashay muran ka dhaxeeyay Ergada doorashada Kursigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartami lahaa laba musharax oo kala ahaa C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan balse […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga doorashooyinka Madaxa Banaan ayaa dib u dhigay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka kaas oo Maanta doorashadiisa ay ka dhici laheyd Muqdisho balse uu ka dhashay muran ka dhaxeeyay Ergada doorashada

Kursigaan ka banaan Golaha Shacabka ayaa waxaa ku tartami lahaa laba musharax oo kala ahaa C/raxmaan Axmed iyo Musharax Fataax Saciid Xasan balse waxaa la sheegay in lagu kala tegay.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka Madaxa banana Xaliimo Ismaaciil( Xaliimo yareey) ayaa shegtay in doorashadaas dib loo dhigay isla markaana waqtiga kale ee la qabanayo ay dib ka soo sheegi doonaan.

Kursigaan ayaa waxa uu ka mid ahaa laba ka mid ah Kuraasta banaan ee Golaha Shacabka,waxana sidoo kale jira in uu weli banaan yahay kursigii uu ka geeriyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Bootaan Ciise Caalin oo kas oo jeeda deeganada Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts