HomeWararGolaha Wasiirada Soomaaliya oo yeelanaya kulan deg deg ah

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo yeelanaya kulan deg deg ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay kulan deg deg ah oo aan caadi aheyn ku yeelan doonaan Gudaha Magaalada muqdisho. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha Golaha Wasiirada Somaliya kulankaan lagu wargeliyay, kadibna lagu wado inuu dhaco saacadaha soo socda. Kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa xaalada dalka sida Dhaqaala maadaama uu jiro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay kulan deg deg ah oo aan caadi aheyn ku yeelan doonaan Gudaha Magaalada muqdisho.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha Golaha Wasiirada Somaliya kulankaan lagu wargeliyay, kadibna lagu wado inuu dhaco saacadaha soo socda.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa xaalada dalka sida Dhaqaala maadaama uu jiro khilaaf u dhaxeeya Wasaaradda Maaliyadda iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir,sidoo kale waxaa laga hadli doona arrimaha Amniga iyo qodobo kale.

Warar aan ka helnay illo ku dhaw dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxa ay sheegayaan in ay suurtagal tahay in Maanta la Magacaabo taliyayaasha Booliska iyo Nabad-Sugida oo mudo Saddex bilood ah dalka uusan laheyn.

Wixii kulanka deg dega ee Golaha Wasiirada ka soo baxa kala socda Radiodalsan.com

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts