HomeWararShariif Xasan oo Wareegto soo saaray kuna Magacaabay Masuul Cusub

Shariif Xasan oo Wareegto soo saaray kuna Magacaabay Masuul Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wareegto kas oo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa waxaa xilka Wasiiru Dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta  loogu Magacaabey Cusmaan Buube Yuusuf. Hoos Ka khriso Wareegtada oo dhameystiran.

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wareegto kas oo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa waxaa xilka Wasiiru Dowlaha Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta  loogu Magacaabey Cusmaan Buube Yuusuf.

- Advertisement -

Hoos Ka khriso Wareegtada oo dhameystiran.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts