HomeWararAskari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Goordhow lagu dilay M/Muqdisho

Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda oo Goordhow lagu dilay M/Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Goordhow waxa ay dilka geysteen meel aan ka fogeyn Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho. Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in halkaasi lagu dilay,iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen. Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in mar uun ay ka warheleen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa Bustoolado ayaa Goordhow waxa ay dilka geysteen meel aan ka fogeyn Isgoyska Sanca ee Magaalada Muqdisho.

Askari ka tirsanaa Ciidamada Dowladda ayaa la sheegay in halkaasi lagu dilay,iyada oo dadkii ka dambeeyay dilkaas ay goobta ka baxsadeen.

- Advertisement -

Dad Goobjoogayaal ah ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in mar uun ay ka warheleen rasaas kadibna ay arkeen Askari ka tirsanaa Ciidamada dowladda oo Goobta yaalla.

Ciidamo ka tirsan Dowladda ayaa gaaray goobta dilka uu ka dhacay kuwaas oo haatan halkaasi howlgallo ka wada wallow aysan jirin cid ilaa iyo iyo hadda ay u qabteen dilkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts