HomeWararSawirro:-Wasiir Beyle oo la Kulmay Michael Keating iyo Xubno kale

Sawirro:-Wasiir Beyle oo la Kulmay Michael Keating iyo Xubno kale

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumadda ayaa maanta la shiray Madaxda xafiiska Qaramada midoobay ee Somaliya uu ugu horeeyo Michael Keating iyo Xubno kale oo Un-ka ah. Shirka ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya , […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirada Xukuumadda ayaa maanta la shiray Madaxda xafiiska Qaramada midoobay ee Somaliya uu ugu horeeyo Michael Keating iyo Xubno kale oo Un-ka ah.

Shirka ayaa ku saabsanaa sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya , bixinta Canshuuraha waajibka ah, sugidda Amniga, dib u eegista heshiiska SOMA iyo in wada jir looga shaqeeyo qorshayaasha guud ee labada dhinac.

- Advertisement -

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Michael Keating ayaa u mahadceliyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr Bayleh iyo qaabka uu usoo agaasimay shirka, isagoona balan qaaday in Qaramada Midoobay ay si dhaw ula shaqeyn doonto hey’adaha kala duwan ee Dowladda.

Sidoo kale Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale ayaa ka dalbaday Madaxda Q.M in ay Dowladda kala shaqeeyaan kor u qaadida Dakhliga Dalka oo la doonayo sanad kaan 2018 inuu ka badnaado sanadii hore.

Gabagabadii shirka ayaa waxaa lagu magacaabay guddi labada dhinac ah oo ka wada shaqeyn doona dib u eegista heshiiska SOMA.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts