HomeMaqalDhageyso:-Maamulka M/Beledweyne oo War ka soo saaray dagaalo iyo dilal ka dhacay...

Dhageyso:-Maamulka M/Beledweyne oo War ka soo saaray dagaalo iyo dilal ka dhacay Magaaladaas

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta halkaasi uu ka socdo howlgal kadb markii xalay uu ka dhacay weerar iyo dil. Howlgaladaan ayaa maamulka degmada waxa ay ku sheegen in uu yahay mid amniga lagu xaqiijinayo kadib weerar iyo dil xalay ka dhacay Magaalada Baadweyne ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiran ayaa waxa ay sheegayaan in Maanta halkaasi uu ka socdo howlgal kadb markii xalay uu ka dhacay weerar iyo dil.

Howlgaladaan ayaa maamulka degmada waxa ay ku sheegen in uu yahay mid amniga lagu xaqiijinayo kadib weerar iyo dil xalay ka dhacay Magaalada Baadweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Gudoomiye ku xigeenka Magaalada Baladweyne  Cabdi Xuseen Canjeex oo Suxufiyiinta Magalada Baldweyne kula hadlay aya sheegay in xalay shaqsiga la dilay uu ahaa qof Shacab ah.

Waxa uu sheegay in Maamulka degmada Baladweyne uu yahay sugida amniga,isla markaana tallaabo ay qaadi doonaan.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka Magaalada Baladweyne.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts