HomeMaqalDhageyso:-Maamulka deegaanka Ceel-Cali oo ku dhawaaqay howlgal ay Shabaab uga saarayaan deegaankaas

Dhageyso:-Maamulka deegaanka Ceel-Cali oo ku dhawaaqay howlgal ay Shabaab uga saarayaan deegaankaas

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan Abiikar Yarow Cumar ayaa sheegay in ay wadaan Maamulka deegaanka Ceel-Cali iyo Saraakiisha Ciidamada dowladda,iyaga oo garab ka helaya Ciidamada AMISOM howlgallo ay dib ugu qabsanayaan deegaankaas oo ay maamulaan Al-Shabaab. Waxa uu sheegay in ay ku guda jiraan dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyay ay ku doonayaan kula wareegitaanka deegaankaas,isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha deegaanka Ceel-Cali ee gobolka Hiiraan Abiikar Yarow Cumar ayaa sheegay in ay wadaan Maamulka deegaanka Ceel-Cali iyo Saraakiisha Ciidamada dowladda,iyaga oo garab ka helaya Ciidamada AMISOM howlgallo ay dib ugu qabsanayaan deegaankaas oo ay maamulaan Al-Shabaab.

Waxa uu sheegay in ay ku guda jiraan dhaq dhaqaaqii ugu dambeeyay ay ku doonayaan kula wareegitaanka deegaankaas,isla markaana ay qeyb ka noqon doonaan howlgalkaas Ciidamada AMISOM.

- Advertisement -

Gudoomiyaha deegaanka Ceel-Cali ayaa ugu baaqay Shacabka in ay isdejiyaan isla markaana Ciidamadu aysan doonin dadka Shacabka ah in ay dhibaateeyaan balse kaliya ay beegsan doonaan dadka hubeysan.

Al-Shabaab ayaa deegaanka Ceel-Cali ee 70km dhinaca Galbeed uga beegan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxa ay la wareegeen bartimihii Sanadkii tegay ee 2017 markii ay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM isaga baxeen, waxana maamulka deegankaas ay wadaan qorsho ay ku doonayaan dib ula wareegida deegaankaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha deegaanka Ceel-Cali.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts