HomeWararSarkaal Ciidan oo Caawa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Sarkaal Ciidan oo Caawa lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Caawa Lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland. Sarkaalka la dilay ayaa ahaa Taliyihii Xerada Ciidanka Inji Ee Magaalada Gaalkacyo qeybta Maamulka Puntland. Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in  taliyaha la dilay  xili uu gurigiisa sii galayay kadib markii uu ka yimid goobtiisii Shaqo,waxana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Caawa Lagu dilay Sarkaal ka tirsan Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland.

Sarkaalka la dilay ayaa ahaa Taliyihii Xerada Ciidanka Inji Ee Magaalada Gaalkacyo qeybta Maamulka Puntland.

- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa waxa ay Dalsan u sheegeen in  taliyaha la dilay  xili uu gurigiisa sii galayay kadib markii uu ka yimid goobtiisii Shaqo,waxana la sheegay in kooxihii dilka gaystay ay goobta isaga baxsadeen .

Dilka Taliyaha ka dib ayaa waxaa goobta gaaray Ciidamada Amniga Gobolka Mudug kuwaas oo hawlgalo ka sameeyay agagaarka meeshii dilku uu ka dhacay mana jirto cid ilaa iyo hadda loo soo qabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts