HomeWararAkhriso:-Faah faahinta Xildhibaan lagu dilay Caawa Kismaayo

Akhriso:-Faah faahinta Xildhibaan lagu dilay Caawa Kismaayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Fiidnimadii Caawa ayaa Kooxo hubeysan waxa ay Xaafada Calalaey ee Bartanaha Magaalada Kismaayo waxa ay ku dileen mid ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras) ayaa xiliga la dilayay waxa uu ku sugnaa Goob mashquul badan oo ku taalla Xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fiidnimadii Caawa ayaa Kooxo hubeysan waxa ay Xaafada Calalaey ee Bartanaha Magaalada Kismaayo waxa ay ku dileen mid ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Xildhibaan C/xakiin Jaamac Cilmi (Tima-faras) ayaa xiliga la dilayay waxa uu ku sugnaa Goob mashquul badan oo ku taalla Xaafada Calanley ee Magaalada Kismaayo sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ah.

- Advertisement -

Kooxdii soo weerartay oo Bustoolado ku hubesnaa ayaa dhowr Xabadood Madaxa kaga dhufatay kadibna isbitaalka loola cararay kaas oo ugu dambeyn uu ku geeriyooday.

Ehelada Marxuumka iyo qaar ka mid ah Ciidamada Maamulka Jubbaland ayaa Goobta gaaray,kuwaas oo iskudayay in ay qabtaan dadkii ka dambeeyay dilka Xildhibaanka wallow aysan ku guuleysan.

Lama oga cida ka dambeysa dilkiisa mana jirto sidoo kale cid sheegatay.

- Advertisement -

Wararkii u dambeeyay ee hadda nasoo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Jubbaland ay wadaan baaritaano isla markaana Goobihi Ganacsiga ay xiran yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts