HomeWareysiyadaWareysi: Heshiiska saldhigga Berbera waa dagaal Sunni iyo Shiico

Wareysi: Heshiiska saldhigga Berbera waa dagaal Sunni iyo Shiico

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Waxaa soo baxaya dhaliilo laga muujinayo hehsiikii ay kala saxeexdeen Imaaraatka iyo Somaliland. Ustaad Ceydaruus Maxamed Cabdi, oo falanqeeya siyaasadda iyo amaanka ayaa radio Dalsan u sheegay in heshiiskaasi keenayo cawaaqib mustaqbalka ah iyo dagaal faraha looga gubto oo dhexmara Sunni iyo Shiico. Utaadka ayaa hoosta ka xarriiqay in haddii la beegsado bartilmamaeedyo ay leedahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa soo baxaya dhaliilo laga muujinayo hehsiikii ay kala saxeexdeen Imaaraatka iyo Somaliland.

Ustaad Ceydaruus Maxamed Cabdi, oo falanqeeya siyaasadda iyo amaanka ayaa radio Dalsan u sheegay in heshiiskaasi keenayo cawaaqib mustaqbalka ah iyo dagaal faraha looga gubto oo dhexmara Sunni iyo Shiico.

- Advertisement -

Utaadka ayaa hoosta ka xarriiqay in haddii la beegsado bartilmamaeedyo ay leedahay Iran in cagta la marin doono magaalada Berbera.

Halkan ka dhageyso:-

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts