HomeWararSawirro:-Culimada gobolka Hiiraan oo baaq ka soo saaray Xiisad ka Taagan Xadka...

Sawirro:-Culimada gobolka Hiiraan oo baaq ka soo saaray Xiisad ka Taagan Xadka Hiiraan Iyo Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib Kulan ay Maanta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku yeesheen Cilimada Magaaladaas ayaa waxa ay ka soo saareen baaq ku aadan sidii loo joojin lahaa xiisada colaadeed ee ka taagan xadka gobolada Hiiraan iyo Galgaduud. Culimad ayaa waxa ay aad uga haldeyn dagaalkii ka dhacay deegaanka Bukari oo Hoos Taga Degmada Maxaas ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib Kulan ay Maanta Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku yeesheen Cilimada Magaaladaas ayaa waxa ay ka soo saareen baaq ku aadan sidii loo joojin lahaa xiisada colaadeed ee ka taagan xadka gobolada Hiiraan iyo Galgaduud.

Culimad ayaa waxa ay aad uga haldeyn dagaalkii ka dhacay deegaanka Bukari oo Hoos Taga Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan,iyaga oo dalbaday in dagaalkaas la joojiyo,isla markaana xal laga gaaro wixii horay u dhacay.

- Advertisement -

“Laba Maleeshiyo beelood oo iskuheysta dhul halkaasi ku yaalla ayuu dagaalka u dhaxeeya waana mid soo noq noqday,waxan ka codsaneynaa waxgaradka iyo Odayaasha labada dhinac in ay ka qeyb qaataan qaboojinta dagaalkaas,isla markaana aan la barakicin dadka masaakiinta ah ee dushooda lagu dagaalamayo ayuu yiri mid ka mid ah culimada oo kulanka ka qeyb galayay”

Ugu dambeyn waxa ay sidoo kale abaq u direyn Masuuliyiinta Maamulada hir-Shabeelle iyo Galmudug oo ay ka dalbadeen in ay kala dhexgalan labada maleeshiyo beelood ee uu dagaalka u dhaxeeyo.

Dhawaan Deegaano badan oo ku yaalla xadka Hiiraan iyo Galgaduud waxaa ka dhacay Dagaalo u dhaxeeyo Labo maleeshiyo beelled waxaana dagaalkii ugu danbeeyey uu ka dhacay deegaanka Bukari oo hoostaga degmada Maxaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Daadow Kulanka Culimada gobolka Hiiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts