HomeWararMasuul ka tirsanaa Maamulka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Masuul ka tirsanaa Maamulka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka muudg waxaa xalay lagu dilay Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Gaalkacyo,iyada oo dadkii ka dambeeyey dilkaas ay baxsadeen. Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa la sheegay in xisaabiyaha ay ku dileyn Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Puntland,sida ay Dalsan u sheegeen dad ku sugan Waqooyiga Gaalkacyo. Xisaabiyaha oo lagu Magacaabi jiray Axmed Deeq […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka muudg waxaa xalay lagu dilay Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Gaalkacyo,iyada oo dadkii ka dambeeyey dilkaas ay baxsadeen.

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa la sheegay in xisaabiyaha ay ku dileyn Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee Puntland,sida ay Dalsan u sheegeen dad ku sugan Waqooyiga Gaalkacyo.

- Advertisement -

Xisaabiyaha oo lagu Magacaabi jiray Axmed Deeq Cali Hayaan ayaa markii hore dhaawac aahan loogu qaaday isbiatalka Magaalada Gaalakcyo balse markii dambe uu dhaawicii u geeriyooday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland ayaa gaaray goobta uu dilka ka dhacay,in kastoo aysan ku guuleysan in ay gacanta ku dhigaan dadkii ka dambeeyey dilka Xisaabiyihii Dowladda Hoose ee Gaalkacyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts