HomeWararDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Xaflad Sagootin ah u sameeyey Pro,Jawaari

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo oo Xaflad Sagootin ah u sameeyey Pro,Jawaari

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Munaasabad Casho sharaf ah u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee dhawaan is casilay  Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari. Munaasabadda Waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre  Ku Simaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye K/Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibarahim Muudeey, Guddoomiyaha K/Xigeenka 2aad Mahad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Munaasabad Casho sharaf ah u sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee dhawaan is casilay  Mudane Maxamed Sh Cismaan Jawaari.

Munaasabadda Waxaa ka qeybgalay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre  Ku Simaha Guddoomiyaha, ahna Guddoomiye K/Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabduweli Ibarahim Muudeey, Guddoomiyaha K/Xigeenka 2aad Mahad Cabdala Cawad,Xildhibaannada labada Aqal iyo Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo munaasabada ka hadlay ayaa sheegay in Jawaari uu yahay Oday Soomaaliyeed oo sumcad dadka Soomaaliyeed iyo Baarlamaanka Soomaaliya intaba ku leh.

Waxa uu sheegay in uu u tanaasulay Jawaari isaga oo ilaalinaya in dalkaan uu siigalo dhibaato kale,waxa uuna uga mahad celiyey waqti badan oo uu geliyey u Shaqeynta dadkiisa iyo dalkiisa intaba.

Madaxweyne Faramajo oo sii hadayay ayaa sheegay in is casialada Jawaari uu Alle ugu badalayo sumcad iyo sharaf,isla markaana isaga uu soo maray,iyada oo dadka Soomaaliyeed ay leeyihiin ha is casilin uu uu xilkii Ra’iisul Wasaarenimo xiligii dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

- Advertisement -

Ugu dambeyn Madaxweyne Faramajo ayaa soo hadal qaaday daryeelka Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya,waxa uuna ugu baaqay xildhibaannada iyo xukuumadda intaba in ay ka qeyb qaataan dhismaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts