HomeWararSawiro:-General Moorgan oo si weyn Puntland loogu soo dhaweyey xilli la hadal...

Sawiro:-General Moorgan oo si weyn Puntland loogu soo dhaweyey xilli la hadal hayo inuu musharaxiinta…

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan Oo Kamid ahaa Saraakiisha Dowladii Kacaanka ayaa Lagu soo Dhaweeyay Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari Puntland. Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari iyo inta badan Shacabka Magalada Boosaaso ayaa Janaraalka halkaasi ku soo dhaweeyey. Generalka oo la weydiiyay inuu u Sharaxanyahay Madaxtinimada puntland ee 2019, Ayuu hadda ka Gaabsaday,balse uu shegay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan Oo Kamid ahaa Saraakiisha Dowladii Kacaanka ayaa Lagu soo Dhaweeyay Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari Puntland.

Odayaasha Dhaqanka Gobolka Bari iyo inta badan Shacabka Magalada Boosaaso ayaa Janaraalka halkaasi ku soo dhaweeyey.

- Advertisement -

Generalka oo la weydiiyay inuu u Sharaxanyahay Madaxtinimada puntland ee 2019, Ayuu hadda ka Gaabsaday,balse uu shegay in sababta uu Boosaaso u yimid ay tahay Caleema saar Dhawaan ka dhici doona magaalada Carmo ee Gobolka Bari.

General Maxamed Siciid Xirsi Morgan ayaa mar soo noqday Wasiirkii Gaashandhigga dowladdii Kacaanka,waxana todobadyadii las oo dhaafay la hadal hayey in uu u sharaxan yahay doorashada Madaxweynaha Puntland ee Sanadka 2019-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts