HomeWararHambalyo Hambalyo Sanadguuro Wanaagsan

Hambalyo Hambalyo Sanadguuro Wanaagsan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maanta oo kale Sanadkii 2012 ayay Hawada soo gashay Radio Dalsan oo Xarunteedu ay tahay Magaalada Muqdisho,iyada oo ku baahday Magaalooyinka intiisa kale. Idaacadda Dalsan oo soo martay marxalado kala duwan ayaa waxaa ka baxa Barnaamijyo kala duwan oo isugu jira kuwo looga hadlo arrimaha Siyaasada,dhacdooyinka taagan,Barnaamijyo Arrimaha Bulshada looga hadlayo iyo kuwo kale. Mudada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo kale Sanadkii 2012 ayay Hawada soo gashay Radio Dalsan oo Xarunteedu ay tahay Magaalada Muqdisho,iyada oo ku baahday Magaalooyinka intiisa kale.

Idaacadda Dalsan oo soo martay marxalado kala duwan ayaa waxaa ka baxa Barnaamijyo kala duwan oo isugu jira kuwo looga hadlo arrimaha Siyaasada,dhacdooyinka taagan,Barnaamijyo Arrimaha Bulshada looga hadlayo iyo kuwo kale.

- Advertisement -

Mudada ay jirtay Dalsan ayaa ku guuleysatay waxyaabo badan oo Bulshada Soomaaliyeed ay aad ugu amaaneyn.

Sidoo kale Radio Dalsan ayaa dadka ku nool Caalamka daafihiisa waxa ay kala socdaan Aaladaha Satalite-ka iyo Live Streemka,iyaga oo sidoo kale hirgelisay Wabsite-ka Radiodalsan.com oo lagu daabaco Wararkii ugu dambeeyey ee Caalamka iyo Barnaamijyada qaar ee ka baxa Radio Dalsan.

Hadaba Maamulka iyo howlwadeena Radio Dalsan waxa uu leeyahay dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Radiodalsan.com Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts