HomeWararAkhriso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Akhriso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Akhriso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Masuuliyiin Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu Magacaabay masuuliyiin isugu jira Agaasimaayaal,Safiiro iyo sidoo kale Gudoomiyayaal Gobol. Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa waxa uu ku Magacaabay ilaa 24 Masuul oo qabanaya xilalka  Agaasimaayaal,Safiiro iyo sidoo kale Gudoomiyayaal Gobol. Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo markii la magacaabay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Akhriso:-Madaxweynaha Soomaaliland oo Magacaabay Masuuliyiin

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland ayaa Maanta waxa uu Magacaabay masuuliyiin isugu jira Agaasimaayaal,Safiiro iyo sidoo kale Gudoomiyayaal Gobol.

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa ayaa waxa uu ku Magacaabay ilaa 24 Masuul oo qabanaya xilalka  Agaasimaayaal,Safiiro iyo sidoo kale Gudoomiyayaal Gobol.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa tan iyo markii la magacaabay waxaa uu sameynayay Magacaabis iyo xilka qaadis intaba.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliland.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts