HomeWararSawiro:-Jawaari oo Shir gudoomiyey Kulanka gudiga joogtada iyo Go’aano laga soo saaray

Sawiro:-Jawaari oo Shir gudoomiyey Kulanka gudiga joogtada iyo Go’aano laga soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Gudiga joogtada ee Golaha Shacabka,waxana kulankaas shir gudoomiyey gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulanka ayaa waxaa lagu go’aamiyey in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu Maalinta Sabtida ah ee soo socoto uu bilaabo howlihiisa caadiga ah,isla markaana uu furo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Gudiga joogtada ee Golaha Shacabka,waxana kulankaas shir gudoomiyey gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Kulanka ayaa waxaa lagu go’aamiyey in Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu Maalinta Sabtida ah ee soo socoto uu bilaabo howlihiisa caadiga ah,isla markaana uu furo kulanka golaha Shacabka,iyada oo ajendaha Maalintaas lagu balamay in uu noqdo Xiisada Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo.

- Advertisement -

Shirka Maanta iyo Go’aanka ka soo baxay ayaa waxa uu imaanayaa xili gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Mudeey uu sheegay in 31 Bishaan kuna beegan Sabtida uu furmi doono kulanka Golaha Shacabka,isla markaana Golaha la horgeyn doono si ay uga doodaan mooshinka laga gudbiyey gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan.

Iyada oo khilaafka golaha sii xoogeysanayo ayaa weli waxaa sidoo kale muran uu ka taagan yahay halka lagu qabanayo kulanka Golaha Shacabka,iyo waxa uu noqonayo ajendaha ugu horeeyo ee markii uu furmo kulanka Baarlamaanka Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Kulanka Juddiga joogtada ee Galabta.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts