HomeWararDhageyso:-Gaari uu leeyahay Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo la rasaaseeyey iyo khasaaro...

Dhageyso:-Gaari uu leeyahay Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle oo la rasaaseeyey iyo khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa israsaaseyn ay ka dhacay meel u dhow Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magaalada jowhar israsaaseyntaas oo geysatay khasaaro isugu jira dhimasho  iyo dhaawac. Dad goobjoogayaal ah ayaa Xafiis Wareedka Radio Dalsan ee Magalada jowhar waxa ay u sheegeen in Gaari uu leeyahay Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe ay rasaaseeyeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa israsaaseyn ay ka dhacay meel u dhow Xarunta Madaxtooyada Hir-Shabeelle ee Magaalada jowhar israsaaseyntaas oo geysatay khasaaro isugu jira dhimasho  iyo dhaawac.

Dad goobjoogayaal ah ayaa Xafiis Wareedka Radio Dalsan ee Magalada jowhar waxa ay u sheegeen in Gaari uu leeyahay Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe ay rasaaseeyeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo Xarun ku leh agagaarka Hoyga Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Ilaa iyo hadda israsaaseyntaas ayaa Wariyaheena Xasan Cabdullaahi waxa uu ku soo waramayaa in uu ku geeriyooday hal Askari halka laba kale ay ku dhaawacmeen,iyada oo mudo daqiiqado ah ay hakad galeen isu socodka Ganacsiga iyo Dadweynaha intaba.

Ciidamada israsaaseyey ayaa ka kala ammar qaata Sarkaal ka tirsan ciidamada Milateriga kaas oo Magaciisa lagu soo koobay Xuubeey iyo Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabeelle Cali guudlaawe Xuseen,weli dagaalkaas kama hadlin madaxda ugu sareysa Maamulka Hir-Shabeelle.

Warkaan oo faah faahsan waxaa Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xasan Cabdullaahi Cabdulle.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts