HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay ee wadahadalada Kenya iyo Soomaaliya ee Balad Xaawo

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay ee wadahadalada Kenya iyo Soomaaliya ee Balad Xaawo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa lagu qabtay shir looga hadlayey xiisada ka taagan magaaladaas taas oo ka dhalatay darbiga Kenya dooneysay in ay halkaasi ka dhisto,isla markaana dhaliyay kacdoon Shacab. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galayay wakiilo ka kala socday Dowladda Soomaaliya Iyo Kenya,waxaana shirka inta uu socday lagu guulestay in inta badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa lagu qabtay shir looga hadlayey xiisada ka taagan magaaladaas taas oo ka dhalatay darbiga Kenya dooneysay in ay halkaasi ka dhisto,isla markaana dhaliyay kacdoon Shacab.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galayay wakiilo ka kala socday Dowladda Soomaaliya Iyo Kenya,waxaana shirka inta uu socday lagu guulestay in inta badan la xaliyay tabashadii ay qabtay dowladda Soomaaliya,isla markaana la joojiyay darbigii Kenya ka dhiseysay Balad Xaawo.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumad Aadan iyo Madaxa amniga Gobolka Waqooyi Bari Maxamuud Saalax ayaa waxa ay sheegeen in kulankaasi la isku-afgartay qodobo Muhiim u ah heshiis laga gaaro xiisada is dhalatay darbigii ay Kenya ka dhiseysay Balad Xaawo.

Wararka Dalsan ay heleyso ayaa waxa ay sheegayaan in kulan kale lagu balamay si loo dhameeyo xiisadaas,waxaana haatan la joojiyey darbigii Kenya ay dhiseysay sida uu goor siihoreysay Dalsan u sheegay Gudoomiyaha Magaalada Balad Xaawo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts