HomeWararWareysi:-Mid ka mid ah Carruurta Xildhibaan Caawa Lagu dilay Muqdisho oo Dalsan...

Wareysi:-Mid ka mid ah Carruurta Xildhibaan Caawa Lagu dilay Muqdisho oo Dalsan u faah faahiyey

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Iyada oo Caawa Muqdisho lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa dilkaas haatan ka soo baxaya faah faahino dheeraad ah. Mid ka mid ah Caruurta Xildhibaanad Ruqiyo Abshir Nuur Gabbane oo Caawa lagu dilay Muqdisho ayaa Wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxa uu u faah faahiyey qaabka dilka uu u dhacay. Wareysi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyada oo Caawa Muqdisho lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa dilkaas haatan ka soo baxaya faah faahino dheeraad ah.

Mid ka mid ah Caruurta Xildhibaanad Ruqiyo Abshir Nuur Gabbane oo Caawa lagu dilay Muqdisho ayaa Wareysi uu siiyay Radio Dalsan waxa uu u faah faahiyey qaabka dilka uu u dhacay.
Wareysi uu siiyay Dalsan Cabaas Cabdiraxmaan Kooli ayuu sheegay in hooyadiis ay Kooxaha  dilay oo ku hubeysnaa bustoolado ay hoygeeda ugu tageen kuna dileen,isla markaana ay goobta ka baxsadeen.
Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in Hooyadiis Marxuumad Ruqiyo Abshir ay ka mid aheyd dadka Xaafada Maana Booliyo ee degmada Shibis markii laga soo tago xildhibaanimada ay sidoo kale is tirsaneyd ururrada u dhaq dhaqaaqa Bulshada Rayidka.
Ugu dambeyn waxa uu sheegay in hooyadiis ay aqoon ahaan ay aheyd qof dhisan oo waxbaratay balse Caawa gacan ka xaqdaran ay dishay,waxa uuna sheegay in ilaa 7 Caruur ah ay ifka kaga tagtay.
Hoos Ka Dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts