HomeWararSawirro:-Wasiiradda Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay arimaha Ciidamada

Sawirro:-Wasiiradda Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay arimaha Ciidamada

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Wasaaradaha Maaliyadda, Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka wada arinsaday siddii loo dhameystiri lahaa Qorshaha Diwaan galinta Akoon lacag ku qaadashada (biometric paurole) ee Ciidamada Milatariga Soomaaliyeed. Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Mudabe Cabdullaahi Colaad Rooble iyo Saaraakiisha Xoogga Dalka ayaa wax iska weydiiyay qaabka ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradaha Maaliyadda, Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo ka wada arinsaday siddii loo dhameystiri lahaa Qorshaha Diwaan galinta Akoon lacag ku qaadashada (biometric paurole) ee Ciidamada Milatariga Soomaaliyeed.

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda XFS Mudane Maxamud Xayir Ibrahim, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga Mudabe Cabdullaahi Colaad Rooble iyo Saaraakiisha Xoogga Dalka ayaa wax iska weydiiyay qaabka ugu fudud ee loo diwaan galin lahaa Ciidamada ku sugan Gobolada Dalka.

- Advertisement -

Qorshaha ah in Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ay Mishaarkooda ku qaataan habka Akoonka gaar ah ayaa lagu guuleystay in lagu bilaabo Magaalada Muqdisho, iyaddoona hadda loo gudbayo Gobolada Dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts