HomeWararSawirro:-Ciidanka Puntland oo burburiyay Boosas ku dhowaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe

Sawirro:-Ciidanka Puntland oo burburiyay Boosas ku dhowaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Maamulka Magaalada Garoowe ayaa Maanta sameeyey howlgal ay ku burburiyeen Boosas laga cabirtay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe oo ay degaanayeen dad Shacab ah. Duqa degmada Garoowe Xasan Goodir iyo taliyaha ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa goobjoog ka ahaahowlgalka lagu burburiyey boosaskaas,waxa ayna digniin u direen Shaqsiyaad ay sheegeen in caado ka dhigteyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maamulka Magaalada Garoowe ayaa Maanta sameeyey howlgal ay ku burburiyeen Boosas laga cabirtay meel u dhow Garoonka Diyaaradaha Magalada Garoowe oo ay degaanayeen dad Shacab ah.

Duqa degmada Garoowe Xasan Goodir iyo taliyaha ciidanka Booliska gobolka Nugaal ayaa goobjoog ka ahaahowlgalka lagu burburiyey boosaskaas,waxa ayna digniin u direen Shaqsiyaad ay sheegeen in caado ka dhigteyn goobaha ay ka mamnuucan in la dego.

- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Maxamed Abshir Muuse(Galangooli) ayaa sheegay in ay jiraan dad wada dhulboob,isla marakana ay uga digayaan,isaga oo sheegay in ay tallaabo ka qaadi doonaan.

Masuuliyiinta ayaa digniin xoogan ujeediyay shakhsiyaad caadaystay inay kusoo xad gudbaan goobaha ay dowladdu

Tallaabadaan burburinta ayaa ku aadeysa xili Maamulka gobolka Nugaal ay horey u mamnuuceyn  in loosoo dhawaado dhulka garoonka diyaaradaha Garowe, iyadoo marar hore ay ciidanku burburiyeen dhismayaal sharci darro oo laga ag dhistay hareeraha garoonka diyaaradaha.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirada Burburinta Boosaska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts