HomeWararSawirro:-Ciidamada Jubbaland oo rasaas ku kala eryay Shacab duugayay Godad Ciidamada Kenya...

Sawirro:-Ciidamada Jubbaland oo rasaas ku kala eryay Shacab duugayay Godad Ciidamada Kenya ka qodeen Balad Xaawo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa weli ka taagan xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidamada Kenya. Xiisadaas ayaa ka dambeysay kadib markii Dowladda Kenya ay iskudayday in ay dib u bilaawdo derbiga ay ka dhiseyso Xadka,iyada oo lagu eedeynayo in ay ku soo xadgudubtay dhulka Soomaaliya. Nabadoon Idiris oo ka mid ah Waxgaradka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa weli ka taagan xiisad u dhaxeysa dadka deegaanka iyo Ciidamada Kenya.

Xiisadaas ayaa ka dambeysay kadib markii Dowladda Kenya ay iskudayday in ay dib u bilaawdo derbiga ay ka dhiseyso Xadka,iyada oo lagu eedeynayo in ay ku soo xadgudubtay dhulka Soomaaliya.

- Advertisement -

Nabadoon Idiris oo ka mid ah Waxgaradka Magaalada Balad Xaawo ayaa Dalsan u sheegay in Dabaabaadka Ciidamada Kenya ay soo galeen Magaalada Balad Xaawo,isla markaana Maamulka Degmada Iyo kan Gobolka Gedo ay raali ka yihiin.

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa Ciidamada Jubbaland waxa ay rasaas ku kala eryeen Shacab duugayay Godad ay Ciidamada Kenya ka qodeen Balad Xaawo si ay darbi uga dhisaan.

Masuuliyiinta Maamulka Jubbaland ayaa waxgaradka Balad Xaawo ay ku eedeeyeen in ay masuul ka yihiin dhibaatada ka taagan Magaaladaas,iyaga oo u fasaxay dowladda Kenya in ay ku soo xadgudubto dhulka Soomaaliya.

- Advertisement -

Good Ka Daawo Sawirada Shacabka oo duugaya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts