HomeWararSawirro:-Agaasime Koofi oo Booqday xarunta Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jeddah

Sawirro:-Agaasime Koofi oo Booqday xarunta Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jeddah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Col; Maxamed Aadan Koofi  oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda xiriirka dibadda ee HSJ oo Safar shaqo ku joogay Dalka Sacuudi Carabiya, ayaa Shalay booqdey Xarunta Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jeddah. Ujeedka booqashada Agaasimaha ayaa aheyd  u kuurgelidda habsami u socodka howlaha bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaga guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Col; Maxamed Aadan Koofi  oo uu wehliyo Agaasimaha Waaxda xiriirka dibadda ee HSJ oo Safar shaqo ku joogay Dalka Sacuudi Carabiya, ayaa Shalay booqdey Xarunta Qunsuliyadda guud ee Magaalada Jeddah.

Ujeedka booqashada Agaasimaha ayaa aheyd  u kuurgelidda habsami u socodka howlaha bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Safaaradda Soomaaliya ee Riyaad iyo Qunsuliyadda guud ee Jeddah.

- Advertisement -

Agaasimaha ayaa sidoo kale inta uu halkaasi joogo waxa uu xallin doonaa caqabado iyo cabashooyin soo noqnoqdey oo la xariira arrimaha baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga, isagoo kulamo la yeelan doona masuuliyiinta waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee Dalka Sacuudi Carabiya.

Agaasime koofi ayaa Sidoo kale waxa uu kulan gaar ah la qaatay ku simaha Qunsulka guud iyo Diplomaasiyiinta kala duwan ee ka howlgala qunsuliyadda guud, Waxayna ka wada haldeen ilaalinta sharciyada guud ee Dalka, gaar ahaan hab-raacyada bixinta Baasaboorka, Kaarka Aqoonsiga iyo habraaca bixinta Dal-ku galka (Visaha).

Ugu danbeyn Agaasimaha ayaa inta uu joogo Sacuudiga ka dhageysan doona bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Sacuudiga cabashooyinka ay qabaan, iyagoo usoo jeedin doono  talooyin la xariira Xafiiska ay Hay’addu ku leedahay Safarada Soomaliya ee Dalka Sacuudiga.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts