HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo amray in baaris deg deg ah lagu sameeyo...

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo amray in baaris deg deg ah lagu sameeyo qarixii ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay qarixii khasaaraha geystay ee shalay Gelinkii dambe ka dhacay maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama. “Waxaan ka tacsineynayaa aniga oo ku hadlaya Magaca Xukuumadda Soomaaliya dadkii ku dhintay qarixii shalay ka dhacay agagaarka hotelka Wehliye Wadada Makala Almukarama,waxana qaraxaas geystay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul uga hadlay qarixii khasaaraha geystay ee shalay Gelinkii dambe ka dhacay maqaaxi ka soo horjeeda hotelka Wehliye ee Wadada Maka Almukarama.

“Waxaan ka tacsineynayaa aniga oo ku hadlaya Magaca Xukuumadda Soomaaliya dadkii ku dhintay qarixii shalay ka dhacay agagaarka hotelka Wehliye Wadada Makala Almukarama,waxana qaraxaas geystay cadawgeena oo caadeystay dhibaateynta shacabka,iyaga oo adeegsanaya xeelado kala duwan ayuu yiri Ra’iisul Wasaare kheyre”

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa ku amray laamaha amniga Soomaaliya in ay baaraan qaabkii xarumaha baarista Ciidamada uu ku soo dhaafay gaarigaas,isla markaana uu jiri doono isla-xisabtan dhab ah.

Sikastaba qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay afaafka hore ee Hotelka Wehliye ayaa Wasaaradda Amniga ay sheegtay in ay ku geeriyoodeen 14 ruux halka 6 kale ay ku dhaawacmeen wallow la sheegayo in khasaaraha uu intaas ka badan yahay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts