HomeWararKhasaarihii ka dhashay qarixii shalay ka dhacay Muqdisho oo korortay

Khasaarihii ka dhashay qarixii shalay ka dhacay Muqdisho oo korortay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa weli isasoo taraya khasaaraha ka dhashay qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay Maqaaxi kas oo horjeeda Hotelka Wehliye oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama ee Gudaha Magaalada Muqdisho. Qaraxaan ayaa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana Wasaaradda Amniga ay sheegtay in qaraxaas ay ku geeriyoodeen 14 ruux halka ay ku dhaaacmeen 6 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa weli isasoo taraya khasaaraha ka dhashay qarixii shalay gelinkii dambe ka dhacay Maqaaxi kas oo horjeeda Hotelka Wehliye oo ku yaalla Wadada Maka Almukarama ee Gudaha Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa,waxana Wasaaradda Amniga ay sheegtay in qaraxaas ay ku geeriyoodeen 14 ruux halka ay ku dhaaacmeen 6 kale balse warar soo baxay ayaa  waxa ay sheegayaan in uu kordhay khasaaraha uu geystay qaraxaas.

- Advertisement -

Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegaayan in qaar ka mid ah dadkii dhaawac ahaan loogu qaaday Isbitaalada qaarkood ay geeriyooden,iyada oo dadkii ku dhintay ay ku dhaw yihiin 20 halka dhaawaca uu gaaray ilaa 10 ruux.

Xarumaha Caafimaadka Muqdisho ayaa weli waxaa lagu daweynayaa dadkii ku dhaawacmay qaraxaas,iyada oo warar soo baxay ay sheegayaan in qaraxaas loo adeegsaday mooto bajaaj laakin markii hore loo maleynayay in uu ahaa Gaari.

Ra’iisul Wasaare Xaan Cali kheyre ayaa laamaha amniga Soomaaliya ku amray in ay warbixin deg deg ah ka keenaan qaabkii uu xarumaha barista Ciidamada ku soo dhaafay gaariga qarxay ee dadka Shacabka ah waxyeelada u geystay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts