HomeWararCiidamada Kenya oo Burburiyay Guryo Dad Rayid ah ay Ka Deganaayeen Balad-Xaawo...

Ciidamada Kenya oo Burburiyay Guryo Dad Rayid ah ay Ka Deganaayeen Balad-Xaawo iyo xiisad ka taagan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa weli ka taagan xiisad u dhaxeysa dadka degmadaas iyo ciidamada Kenya,kadib markii Kenya ay markale hamisay in ay dib u bilaawdo dhismaha darbiga ay dooneyso in ay ka dhusto halkaas. Waxgaradka Magaalada Balad Xaawo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Kenya oo wata Gaadiidkooda dagaalka ay gudaha Balad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Balad Xaawo ee Gobolka Gedo waxaa weli ka taagan xiisad u dhaxeysa dadka degmadaas iyo ciidamada Kenya,kadib markii Kenya ay markale hamisay in ay dib u bilaawdo dhismaha darbiga ay dooneyso in ay ka dhusto halkaas.

Waxgaradka Magaalada Balad Xaawo ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada Kenya oo wata Gaadiidkooda dagaalka ay gudaha Balad Xaawo soo galeen,isla markaana dadka Magaalada ay iyana sameynayeen qorshooyin ay uga hortagayaan sida uu Dalsan u sheegay mid ka mid ah waxgaradka Magaaladaas.

- Advertisement -

“walal waxa balad xaawo ka jira hadal laguma soo koobi karo xaduudii waa la soo galay,ciidamada Kenya ayaa 17km u soo gudbay dhanka balad Xaawo,tuntii waan joogaa balad Xaawo waxana arkay dabaabaadka ciidamada Kenya,waliba waxa ay burburiyeen ilaa 500 Qoys guruyahoodii ,welina dhibaatada weey taagan tahay cid ka hadahashayna majirto ayuu yiri mid ka mid ah waxgaradka Balad Xaawo”

Waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in haatan dowladda Kenya uu qorshaheedu uu yahay in ay dhisto derbiga,iyada oo ku soo xadgudubtay xaduudka dalkeena,laakin taasi ay waxka qaban waayeen maamulka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ugu dambeyn waxa uu ugu baaqay madaxda ugu sareysa dowladda oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo in arrintaan ay soo farageliyaan maadaama uu sheegay in dalka lagu soo xadgudbay.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Mid ka mid ah Waxgaradka Balad Xaawo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts