HomeWararDhageyso:-Galmudug oo Shaqa Abuur u sameyneysa Tiro ka mid ah Dhalinyaradii laga...

Dhageyso:-Galmudug oo Shaqa Abuur u sameyneysa Tiro ka mid ah Dhalinyaradii laga keenay Hindiya+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa manta kulan soo dhaweyn ah la qaatay dhalinyardii dhawaan dowladda Soomaaliya ka keentay dalka Hindiya ee loo heystay falka Burcad badeednimada ah. kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa xildhibaano iyo wasiirada ka tirsan maamulka Galmudug waxaa uuna inta uu kulanka socda ka hadlay qaar ka mid ah dhalinyaradii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa manta kulan soo dhaweyn ah la qaatay dhalinyardii dhawaan dowladda Soomaaliya ka keentay dalka Hindiya ee loo heystay falka Burcad badeednimada ah.

kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa xildhibaano iyo wasiirada ka tirsan maamulka Galmudug waxaa uuna inta uu kulanka socda ka hadlay qaar ka mid ah dhalinyaradii ku eedeysnaa Burcad Badeednimada waxa ayna madaxweynaha uga mahadceliyeen sida hagar la’aanta ah ee uu uga shaqeeyay sidii loo sii deyn lahaa.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa dhalinyada u balan qaaday in loo sameyn doono shaqo abuur si ay noloshooda u maareeyaan,isaga oo sheegay in loo dhisi doono dugsiyo lagu barto farsamada gacanta iyo qaybo lagu barto culuumta bada si ay ula soo baxaan kheyraadka ku jira badeena.

Hoos Ka Dhageyso Warbixin ay Dhuusamareeb ka soo dirtay Wariyaheena Maryan Mire Axmed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts