HomeWararDhageyso:-Taliye Gorod”Ciidamadii Maanta dagaalamay weey isku khaldameen”

Dhageyso:-Taliye Gorod”Ciidamadii Maanta dagaalamay weey isku khaldameen”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Laba qof ayaa ku dhimatay 7 kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad laba unug oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya ku dhexmaray Muqdishu Arbacadii maanta. Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod ayaa ka hadlay dagaalkaas,waxa uuna sheegay in uu ahaa iskudhac yar oo dehx maray ciidamo isku qaldamay,isla markaana uusan aheyn wax sidaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Laba qof ayaa ku dhimatay 7 kalena way ku dhaawacmeen iska horimaad laba unug oo ka tirsan ciidamada amniga Soomaaliya ku dhexmaray Muqdishu Arbacadii maanta.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Cabduweli Jaamac Gorod ayaa ka hadlay dagaalkaas,waxa uuna sheegay in uu ahaa iskudhac yar oo dehx maray ciidamo isku qaldamay,isla markaana uusan aheyn wax sidaasi u weyn.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in uu jiro howlgal ay labada ciidan wada sameynayeen,laakin aan iskusi wax loogu sheegin taasina ay sababtay in ay ciidamadu isku dhacaan.

Waxa uu beeniyay taliyaha in dagaalka dhexmaray labada Ciidan in uu ka dhashay khasaaro dhimasho ah,laakin waxa uu cadeeyay in uu jiro dhaawaca hal Askari.

Waxa wax laga weeydiiyay dagaalka Maanta oo ay qeyb ka ahaayeen Ciidamada ay tababartay Dowladda Imaaraadka,waxa uuna sheegay in mararka qaar la sheego in Ciidamadaas ay yihiin kuwa Imaaraadka,laakin taasi ay tahay mid aan waxba ka jirin ciidamadaasna ay yihiin kuwo amarka qaata dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts