HomeWararNabad-Sugida oo Caawa joojisay Kulan uu qaban lahaa Siyaasi C/raxmaan Cabdi...

Nabad-Sugida oo Caawa joojisay Kulan uu qaban lahaa Siyaasi C/raxmaan Cabdi Shakuur

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulanka ayaa Caawa lagu waday in lagu qabto Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho balse waxaa la sheegay in ay joojisay Nabad-Sugida Soomaaliya. Siyaasiga ayaa War uu soo dhigay Baraha uu ku leeyahay Bulshada waxa uu ku sheegay in markii ay kulankaas isku diayariyeen Maamulka hotelka Saxafi uu ku wargeliyay in Nabad-Sugida ku amartay in kulankaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulanka ayaa Caawa lagu waday in lagu qabto Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho balse waxaa la sheegay in ay joojisay Nabad-Sugida Soomaaliya.

Siyaasiga ayaa War uu soo dhigay Baraha uu ku leeyahay Bulshada waxa uu ku sheegay in markii ay kulankaas isku diayariyeen Maamulka hotelka Saxafi uu ku wargeliyay in Nabad-Sugida ku amartay in kulankaas aan lagu qaban Karin hoteelkooda.

- Advertisement -

“Taliyaha Sirdoonka iyo Nabadsugida ayaa caawa baajiyey Muxaadaro aan uga hadli lahaa loolanka Siyaasadeed ee Gobolka ka jira iyo saamaynta uu Soomaaliya ku yeelan karo. Maamulka Hotel Saxafi oo ah halka ay Muxaadaradu ka dhici lahayd ayaa nagu wargeliyey in NISA ay ku amartay in la baajiyo kulankaas,Maamulka Hoteelka oo hay’adda ka codsaday sababta baajinta ayaan loo sheegin wax sabab ah, laakiin lagu amray in ay joojiyaan kulankaas”

Sidoo kale waxa uu sheegay Siyaasiga in falkaan uu jebinayo Dastuurka dalka,isaga oo dhaliil u jeediyay Madaxda dalka.

“Falkani wuxuu si cad u jebinayaa Dastuurka iyo shuruucda dalka. Waxaa kaloo ayaan daro ah in iyadoo amarka Al- shabaab uu Muqdisho ka hir gelayo ay NISA ku mashquulsan tahay caburinta ra’yiga iyo ku tumashada xuquuqda muwaadinka”

- Advertisement -

Sikastaba weli wax war ah kama soo bixin dhankooda Madaxda Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugida Qaranka Soomaaliya oo ay uga jawaabayaan eeda ugu timid Siyaasiga C/raxmaan cabdi Shakuur

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts