HomeWararFaah faahin dilka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Faah faahin dilka dhacay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa degmada Wadajir ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Askari ka tirsana Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya. Dilka ayaa wuxuu si gaar ah kaga dhacay Xaafada Nasteexo ee Degmada Wadajir, kadib markii dableyda hubaysan ay beegsadeen Askarigaan kadibna ay ka qaateen qorigii uu watay. Dadka deegaanka, ayaa waxa ay sheegeen raggii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo ku hubeysnaa bustoolado ayaa degmada Wadajir ee gobolkan Banaadir waxa ay ku dileen Askari ka tirsana Ciidamada Dowladda Federalka Soomaaliya.

Dilka ayaa wuxuu si gaar ah kaga dhacay Xaafada Nasteexo ee Degmada Wadajir, kadib markii dableyda hubaysan ay beegsadeen Askarigaan kadibna ay ka qaateen qorigii uu watay.

- Advertisement -

Dadka deegaanka, ayaa waxa ay sheegeen raggii ka dambeeyay dilka askariga inay goobta ka baxsadeen, isla marakana ay raaceen mooto Bajaaj.

Todobadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Muqdisho ka dhacay dilalka qorsheysan ee loo geysanyo Askarta ciidamada dowaldda Soomaaliya,waxana dilalkaas amsuuliyadooda sheegtay Al-Shabaab.

Maamulka degmada Wadajir ayaan xiriir la sameynay si aan faah faahino dheeraad ah uga ogaano dilkaas balse kama jawaabin taleefoonadeena.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts