HomeWararDhageyso:-Midowga Yurub oo Saldhig Ciidan ka dhisaya Jowhar+Sawirro

Dhageyso:-Midowga Yurub oo Saldhig Ciidan ka dhisaya Jowhar+Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowladda Hirshabelle kula qaatay Wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub, kuwaasi oo maanta soo gaaray Magaalada, waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Horumarinta Iyo Taageerada ay ugu baahantahay Midowga Yurub. Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Kulan Magaalada Jowhar ee xarunta Dowladda Hirshabelle kula qaatay Wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub, kuwaasi oo maanta soo gaaray Magaalada, waxaana ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira Horumarinta Iyo Taageerada ay ugu baahantahay Midowga Yurub.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa Maanta kulan ku yeeshay Madaxweynaha Maamulka hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo qaatay Wafdi sare oo ka socda Midowga Yurub.

- Advertisement -

Madaxweyne Waare ayaa wafdiga warbixin ka siiyay Wafdiga dadaalada ay ku doonayaan Xaqiijinta ammaanka iyo bilowga Dhismaha Ciidanka Boiiska Hirshabelle oo dhismihiisa ay ka qeyb qaadanayaan Midowga Yurub,waxa uuna ka dalbaday in ay  dardargalinta dhismaha iyo horumarinta ciidanka la ballaariyo.

Markii uu soo dhamaaday kulankaas ayaa waxaa Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare Iyo Madaxa Wafdiga Midowga Yurub Patrick waxa ay dhagax dhigeen dhigay Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Hir-shabelle ee Magaalada Jowhar kaasi oo lagu tababari doono Ciidamo uu yeesho Maamulka Hir-shabelle.

Madaxa Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu  ku faraxsanyahay in uu yimaado Magaalada Jowhar islamarkaana la kulmo MadaxdaHirshabelle,isaga oo sheegay in uu siweyn uga qeyb qaadan doono dhismaha iyo tayenta ciidamada dowlad goboleedka Hir-Shabeelle.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Warbixinta Warkaan oo uu Jowhar ka soo diray Wariyaheena Xasan Cabdullaahi kana Daawo Sawirrada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts