HomeWararSawirro:-Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gobolka Banaadir

Sawirro:-Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulah ) ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Maamulka sare ee Gobolka iyo Guddoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir. Shirkan oo Arbaco kasto lagu qabto Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa looga hadlay Maanta, Xoojinta Amniga Caasimadda, Dib u nooleynta Naleynta Magaaladda, Bilic soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Tuulah ) ayaa maanta shir gudoomiyay shirka Maamulka sare ee Gobolka iyo Guddoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir.

Shirkan oo Arbaco kasto lagu qabto Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ayaa looga hadlay Maanta, Xoojinta Amniga Caasimadda, Dib u nooleynta Naleynta Magaaladda, Bilic soo celinta Muqdisho, Hormarinta iyo hoos u daadajinta Adeegyadda Bulshada Caasimadda uu hayo Maamulka Gobolka Banaadir.

- Advertisement -

Mudane Maxamed Tuulax Guddoomiye Ku 1aad ee Gobolka Banadir ayaa kula dardaarmay Guddoomiyaasha degmooyinka in si wanaagsan u muujiyaan guddasha waajibaadka ka saaran degmooyinka ay Madaxda ka yihiin iyo Bulshada ku nool, waxaa uu tilmaamay in Maamulka gobolka Banaadira ka go’an tahay u shaqeynta Shacabkiisa.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts