HomeWararSawirro:-Gaariga Hanti Dhowraha Qaranka oo lagu rasaaseeyay Muqdisho

Sawirro:-Gaariga Hanti Dhowraha Qaranka oo lagu rasaaseeyay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidamoka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee ku sugan Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta rasaaseeyay Gaariga Hanti-dhowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Cali(Afgooye) Gaariga oo ahaa Nooca aan Xabada Karin ee loo yaqaano Bullet buruuf ayaa xiliga la rasaaseynayay waxa ay goobjoogayaal sheegeen in uu doonayay inuu xoog ku maro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamoka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya gaar ahaan kuwa ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ee ku sugan Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta rasaaseeyay Gaariga Hanti-dhowraha Qaranka Maxamed Maxamuud Cali(Afgooye)

Gaariga oo ahaa Nooca aan Xabada Karin ee loo yaqaano Bullet buruuf ayaa xiliga la rasaaseynayay waxa ay goobjoogayaal sheegeen in uu doonayay inuu xoog ku maro Koontoroolka ay ciidamadu ku leeyihiin Isgoyska Sayidka isla markaana dadka lagu baaro.

- Advertisement -

In kastoo Hanti dhowraha uusan saarneyn xiligii la rasaaseynayay gaariga ayaa hadana waxaa la sheegayaa in ay lugaha ama taayarada ka banjareyn,isla markaana Goobtii lagu rasaaseeyay uu yaallo.

Darawalka wada Gaariga ayaa diiday in uu albaabada furo maadaama gaariga laga shakiyay,waxana rasaasta loo adeegaday ay aheyd Hubka culus ee laga tuuro Gaariga loo yaqaano Cabdi Bilaha,balse lama sheegin khasaaro nafeed oo ka dhashay.

Xiriir aan la sameynay Hanti Dhowraha Qaranka ayaan weli noo suurtagelin si aan wax uga weeydiino dhacdadaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Gaariga oo yaalla goobtii lagu rasaaseeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts