HomeWararSawirro:-Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Dalka Urdun

Sawirro:-Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Dalka Urdun

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow oo ku sugan Magaaladda Aljeeriya ee Dalka Urdun, ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalkaasi Mudane  Samiir Al-mubiiydayn, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo quseeyo labada dal. Wasiir Isloow, ayaa dhiggiisa Urdun warbixin kasiiyey Xaaladda Amni ee Soomaaliya, sida ay u shaqeyso Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow oo ku sugan Magaaladda Aljeeriya ee Dalka Urdun, ayaa maanta la kulmay dhiggiisa dalkaasi Mudane  Samiir Al-mubiiydayn, iyaggoo kawada hadlay arrimo badan oo quseeyo labada dal.

Wasiir Isloow, ayaa dhiggiisa Urdun warbixin kasiiyey Xaaladda Amni ee Soomaaliya, sida ay u shaqeyso Wasaaradda Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo in qaabka Ciidammada AMISOM ay uga baxayaan dalka markii uu dhammaado waqtigooda.

- Advertisement -

Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Wasiirka Amniga Urdun ka codsaday kobcinta awooda Ciidanka Soomaaliya, Tababaro iyo agab in lagu kaabo hay’addaha Amaanka , in la iska kaashado Amniga iyo Khibradaha, in la sameeyo xog is weydaarsi u dhaxeeya Hay’addaha Amniga iyo in la saameeyo guddi heer wasiir ah oo kawada shaqeeya arrimaha amniga.

Dhinaca kale Wasiirka Amniga Gudaha ayaa Galabta ku qaabilay deegaankiisa Mudiirka Jaamacada Naayif alcarabiya ee culuumta amniga Dr C/majiid bin C/lla Al-bunyaan, isaggoo wasiir ducaale u hambalyeeyay Dr: C/majiid oo dhowaan loo doortay Mudiirka Jaamacadda, Halkaas oo ay kaga  wada hadleen siddii ay Jaamacada uqu qaban lahayd Booliska & Ciidamada Amniga tababaro kala duwan loogana heli lahaa waxbarasho bilaasha oo loogu deeqo Booliska iyo Amniga.

Wuxuu balan qaaday mudiirka jaamacada inuu diyaar u yahay  wax alaala waxii lagu horumarinayo Ciidammada Soomaaliya, gaar ahaan (Booliska) lana kala saxiixan doono heshiis u dhaxeeya Wasaaradda & Jaamacada.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts