HomeWararHowlgal Caawa ka socda Xaafado ka mid ah degmada Hodan

Howlgal Caawa ka socda Xaafado ka mid ah degmada Hodan

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa howlgallo kala duwan waxa ay ka wadaan Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Ciidamada ayaa howlgallada waxa ay sigaar ah uga wadaan Xaafada Siigaale ilaa Soonakeey ee degmada Hodan,waxana dadka deegaanka qaarkood ay Dalsan u sheegen in Ciidamadu ay baaritaano ku sameynayaan Guryaha,halka wadooyinka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Caawa howlgallo kala duwan waxa ay ka wadaan Xaafado ka tirsan degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Ciidamada ayaa howlgallada waxa ay sigaar ah uga wadaan Xaafada Siigaale ilaa Soonakeey ee degmada Hodan,waxana dadka deegaanka qaarkood ay Dalsan u sheegen in Ciidamadu ay baaritaano ku sameynayaan Guryaha,halka wadooyinka ay dadka ka qab qabanayaan.

- Advertisement -

Waxaa la soo sheegayaa in dadka ay Ciidamadu meel gaar ah isugu keenayaan,iyaga oo baaritaano ku sameynaya.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku sugan Xaafadaha uu howlgalka ka socdo,iyada oo la filayo ay ka hadlaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts