HomeWararAl-Shabaab oo sheegay in ay isku soo dhiibeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland

Al-Shabaab oo sheegay in ay isku soo dhiibeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Al-Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen lix Askaro oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland ee ku sugan Gobolka Gedo balse sida ay sheegen isku soo dhiibay. Al Shabaab waxa ay sheegeen askarta isa soo dhiibtay inay ku hubaysnaayeen qoryaha Ak 47 iyo Boosashkooda,sida lagu baahiyay Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab. In […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa waxa ay soo bandhigeen lix Askaro oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen Ciidamada Maamulka Jubbaland ee ku sugan Gobolka Gedo balse sida ay sheegen isku soo dhiibay.

Al Shabaab waxa ay sheegeen askarta isa soo dhiibtay inay ku hubaysnaayeen qoryaha Ak 47 iyo Boosashkooda,sida lagu baahiyay Warbaahinta ku hadasha Afka Al-Shabaab.

- Advertisement -

In kastoo aysan aheyn wax cusub in Al-Shabaab ay baahiyaan in ay isku soo dhiibeen ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Jubbaland ayaa hadana Saraakiisha ciidamada Jubbaland ee Gobolka Gedo oo aan la xiriirnay si arintaan aan uga xaqiijiyo aysan inoo suuragelin.

Al Shabaab ayaa dhawr mar sidana oo kale askar kala duwan ugu soo bandhigay deganada Jubbooyinka iyo Gedo, kuwaasi oo ay sheegeen inay ka soo goosteen Maamulka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts