HomeWararFaah faahin Al-Shabaab oo Raashin ku Gubay duleedka Waajid

Faah faahin Al-Shabaab oo Raashin ku Gubay duleedka Waajid

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay duleedka degmadaas ku dileen dad Shacab ah iyo waliba Duunyo. Dilkaan ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab Rasaas ku fureen Dad Shacab ah oo la socday raashin ku rarnaa Gaariyaasha Dameerka loo yaqaanay kuwaas oo loo waday Degmada Waajid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in Al-Shabaab ay duleedka degmadaas ku dileen dad Shacab ah iyo waliba Duunyo.

Dilkaan ayaa yimid kadib markii ay Al-Shabaab Rasaas ku fureen Dad Shacab ah oo la socday raashin ku rarnaa Gaariyaasha Dameerka loo yaqaanay kuwaas oo loo waday Degmada Waajid isla markaana laga keenay Magaalada Baydhabo.

- Advertisement -

Dadka deegaanka qaarkood oo sababa amni dartood u diiday magacooda in labaahiyo ayaa waxa ay sheegeen in rasaastii dadkaasi lagu furay ay dishay qaar ka mid ah Dameeradii raashinka siday.

Sidoo waxaa ay sheegeen in laba ka mid ah dadkii raashinka la socday ay Al-Shabaab Gacanta ku dhigeen isla markaana mid ka mid ah ay  gowraceen.

Raashinkaan ayaa waxaa lahaa sida la sheegay Ganacsato ka soo jeeda Gobolka Bakool isla markaana raashinkii ay Al-Shabaab dab qabadsiiyeen.

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Bakool ee Koonfur Galbeeed Soomaaliya ayaa weli ka hadlin falkaan dilka ah ee ka dhacay duleedka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts