HomeWararDhageyso:-Ciidamada Ammaanka oo sii daayey Suldaan ka mid ah Salaadiinta soo doortay...

Dhageyso:-Ciidamada Ammaanka oo sii daayey Suldaan ka mid ah Salaadiinta soo doortay Xildhibaanada labada Aqal

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Shalay  Gelinkii dambe ayaa  Xarunta Hay’adda dembi-baarista ee CID-da ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu xiray Suldaan Xaamud Aadan Mataan oo ka mid ahaa Salaadiinta ka soo jeeda Soomaaliland kana mid ahaa Odayaashii soo doortay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya. Suldaanka ayaa la sheegay in xiliga la xirayay uu ku mashquulsanaa xalinta dhul la’isku heystay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay  Gelinkii dambe ayaa  Xarunta Hay’adda dembi-baarista ee CID-da ee Magaalada Muqdisho waxaa lagu xiray Suldaan Xaamud Aadan Mataan oo ka mid ahaa Salaadiinta ka soo jeeda Soomaaliland kana mid ahaa Odayaashii soo doortay Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Suldaanka ayaa la sheegay in xiliga la xirayay uu ku mashquulsanaa xalinta dhul la’isku heystay balse ciidamada dowladdu ay xireen taas oo sababta  ilaa iyo hadda aan la soo bandhigin sida ay sheegtay Senoter Nuuro Faarax Jaamac oo ka mid ah Xildhibaanadii uu soo doortay.

- Advertisement -

Senoter Nuuro Faarax Jaamac oo markale la soo xiriirtay Radio Dalsan ayaa sheegtay in Suldaanka lasiidaayay kadib markii Hay’addaha Amniga iyo Siyaasiyiinta Beesha uu ka soo jeedo markii ay wada hadleen.

Waxa ay sheegtay in weli Hay’addaha amniga aysan u sheegin sababta ay u xireen Suldaanka iyo wiilka uu adeerka u yahay ee la socday.

Hoos Ka Dhageyso Codka Senoter Nuuro Faarax Jaamac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts