HomeWararSawirro:-Ciidamada ilaalada Badda Soomaaliya oo soo badbaadiyay Doomo lagu la'aa Badda'

Sawirro:-Ciidamada ilaalada Badda Soomaaliya oo soo badbaadiyay Doomo lagu la’aa Badda’

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda. Wuxuu u sheegay Taliyaha Ciidamada ilaalada badda iney sii laba jibaaraan howsha ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan,islamarkaana dadka la badbaadiyo. Genaraal Mukhtaar Xuseen Afrax,ayaa sheegay in la sameynayo isgaarsiin ay ku wada xiraan kallumeysatada badda iyo ciidanka booliska ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda.

Wuxuu u sheegay Taliyaha Ciidamada ilaalada badda iney sii laba jibaaraan howsha ay shacabka Soomaaliyeed u hayaan,islamarkaana dadka la badbaadiyo.

- Advertisement -

Genaraal Mukhtaar Xuseen Afrax,ayaa sheegay in la sameynayo isgaarsiin ay ku wada xiraan kallumeysatada badda iyo ciidanka booliska ee ilaalada badda

Sido kale,ku simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa amray dalxiisayaasha tagaya badda ineysan badda gelin iyaga oo aan wadan jaakadda dabaasha.

Ciidamada Ilaalada badda ayaa soo badbaadiyay doomo dhowr maalin lagu la’aa badda,waxayna balan qaadeen iney ka soo dhalaalayaan howsha culus ee loo igmaday.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts