HomeWararAkhriso:-Wararkii u dambeeyay weerar ka dhacay Degmada Afgooye

Akhriso:-Wararkii u dambeeyay weerar ka dhacay Degmada Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada Al Shabaab ayaa xalay weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen Degmada Afgooye, gaar ahaan Saldhigyada ciidamada ay ka joogaan Degmadaasi. Weerarkaan oo daba socda hawlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga dalka Somaliya ay ku qaadeen deegaanada Mubaarak, Awdheegle iyo Farsooley ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa wararka waxa ay sheegayaan in Shabaab ay la eegteen Saldhigyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Al Shabaab ayaa xalay weerar qorsheysan waxa ay ku qaadeen Degmada Afgooye, gaar ahaan Saldhigyada ciidamada ay ka joogaan Degmadaasi.

Weerarkaan oo daba socda hawlgal qorsheysan oo ciidamada Xoogga dalka Somaliya ay ku qaadeen deegaanada Mubaarak, Awdheegle iyo Farsooley ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa wararka waxa ay sheegayaan in Shabaab ay la eegteen Saldhigyada ciidamada.

- Advertisement -

Xoogaga Shabaab oo watay ciidamo badan oo careysan ayaa dagaalkaasi soo qaaday, waxaana halkaasi looga dilay saddex ka mid ah ciidamada sida Saraakiisha ay sheegeen.

Col. Jaamac Muraad oo ka tirsan ciidamada Xoogga dalka Somaliya ayaa wuxuu sheegay ciidamada Shabaab ee weerarka soo qaaday inay ka dhaawaceen afar nin oo raggii dagaalka soo qaaday ka tirsanaa.

Dhankooda wuxuu sheegay wax khasaare ah inuusan dagaalka ka soo gaarin, xaaladdana ay tahay mid degan.

- Advertisement -

Ciidamada Xoogga dalka Somaliya ayaa shalay subax weerar qorsheysan ku qaaday Mubaarak iyo Awdheegle oo Shabaab Saldhigyo ciidan ay ku leeyihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts