HomeWararSawirro:- Xog-hayaasha Degmooyinka G/Banaadir oo Maanta gudbiyay Shaqooyinka ay ka hayaan Gobolka

Sawirro:- Xog-hayaasha Degmooyinka G/Banaadir oo Maanta gudbiyay Shaqooyinka ay ka hayaan Gobolka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xog-hayaha Guud Ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta kulan laqaatay Xog-hayayaasha Maamulka 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir. Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen Xog-hayaha Guud ee Gobolla Banaadir ayaa kulana uu Maanta la qaatay Xog-hayaasha Degmooyinka Waxaa uu ahaa Mid Isbarasho iyo Xog-wareysi ah, kaas oo Xog-hayayaasha Degmooyinka kaga Warbixiyeen Xariirka wada shaqeyn ee ka dhaxeeya ayaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xog-hayaha Guud Ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Maanta kulan laqaatay Xog-hayayaasha Maamulka 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir.

Mudane Cumar Cabdirisaaq Xuseen Xog-hayaha Guud ee Gobolla Banaadir ayaa kulana uu Maanta la qaatay Xog-hayaasha Degmooyinka Waxaa uu ahaa Mid Isbarasho iyo Xog-wareysi ah, kaas oo Xog-hayayaasha Degmooyinka kaga Warbixiyeen Xariirka wada shaqeyn ee ka dhaxeeya ayaga iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo Howlaha ey Xog-hayaasha ka qabtaan degmooyinka ay masuulka ka yihiin.

- Advertisement -

Is wareysi iyo is xog siin ka dib ayaa Xog-hayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banadir Mudane Cumar Cabdirisaaq waxaa uu kula dardaarmay Xog-hayayaasha Degmooyibka in ay sii dardargaliyaan howlaha ay bulshada u ahaan.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kulanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts