HomeWararDhageyso:-Hay’adaha ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay+Sawirro

Dhageyso:-Hay’adaha ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka iyo Bulshada Rayidka Puntland oo kulmay+Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland. Kulanka ayaa ahaa mid talabixin ku saabsan Geedi-socodka socodka Dib-U-Eegista Dastuurka looga dhageysanayay Bulshada Rayidka ee Puntland. Wasiir Cabdi Xoosh oo ka hadlayay kulanka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Gudigga La-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Gudigga Madaxabanaan ee Dib-U-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ayaa waxay kulan wadatashi ah la qaateen Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland.

Kulanka ayaa ahaa mid talabixin ku saabsan Geedi-socodka socodka Dib-U-Eegista Dastuurka looga dhageysanayay Bulshada Rayidka ee Puntland.

- Advertisement -

Wasiir Cabdi Xoosh oo ka hadlayay kulanka ayaa yiri “Waxaan aaminsanahay in Bulshada Rayidka ay door wayn ku leeyihiin Geedi-socodka Dib-U-Eegista Dastuurka waxaana naga go’an in aan talooyinkiina dhageeysanno oo aan tixgelinno”

Sidoo kale, Gudoomiyayaasha labada Guddi Mudane Maxamed Daahir Afrax iyo Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Kaamil ayaa waxay sheegeen in Bulshada Rayidka talooyinkooda ay yihiin kuwo muhiimad wayn leh oo ay tahay in wadatashiyo badan lala yeesho.

Ugu dambayn, xubnihii ka socday Ururada Bulshada Rayidka ee Puntland ayaa waxay talooyin u soo gudbiyeen sedexda Hay’ad ee ku shaqada leh Dib-U-Eegista Dastuurka.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiir Xoosh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts